Qeexid
"Sooh dhaclaha u eg oo dun ama mayrax ka samaysan. ld rudcid."
"Sooh dhaclaha u eg oo dun ama mayrax ka samaysan. ld rudcid."
Wadaag:
(-dcay, -ducday; -dci) Dun ama mayrax sida dhaclaha oo kale u soohid.
f.g1
Wadaag:
Wax la rudcay ahaansho (dun ama mayrax).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Nafley hal mar ilkaha cunto ku goosasho. ld rudh.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
/dh (-co, m.l/dh) Jilbo-qabsashada uu qof tukanayaa sameeyo isaga oo foorarsanaya. ld rakuuc1.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) In cunto ah oo hal mar ilkaha lagu goosto. ld rudhmo.
m.dh
Wadaag:
Cunno wax la ruday ahaansho. ld rudhan.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag: