Qeexid
"Wax, wasakh dusha kaga dheggan ka xoqid."
[-gay, -gtay]
rug2 ay
rug2 tay
f.g1"Wax, wasakh dusha kaga dheggan ka xoqid."
Wadaag:
Wax adag calaalin.
Arrin si wanaagsan uga baaraandegid.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
rug caafimaad m.dh (-go ..., m.l) 1. Qayb isbitaal ka mid ah oo gaar u ah daaweynta cudur khaas ah ama bukaan-socod-eegto ah. 2. Qayb isbitaal ka mid ah oo ay isugu yimaadaan barayaal, arday iyo bukaanno si loogu baaro looguna daaweeyo bukaanna-da.

Ku r.: wax ku xoqasho (nafley).
f.mg3
-gtay, -gatay
Wadaag:
Meel wax la degganyahay ka dhigid.
f.g2
-geeyay, -gaysay
Wadaag:
Sisin mooye lagu tumay oo inta biyo lagu daro waambaha lagu iidaan-to.
m.l
Wadaag: