Qeexid
Ku r.: wax ku xoqasho (nafley).
[-gtay, -gatay]
f.mg3Ku r.: wax ku xoqasho (nafley).
Fal / verb
m.l
Qeexid: Sisin mooye lagu tumay oo inta biyo lagu daro waambaha lagu iidaan-to.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Wax, wasakh dusha kaga dheggan ka xoqid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Meel la deggan yahay; guri.
Qeexid Xigta: Xarun.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: rug caafimaad m.dh (-go ..., m.l) 1. Qayb isbitaal ka mid ah oo gaar u ah daaweynta cudur khaas ah ama bukaan-socod-eegto ah. 2. Qayb isbitaal ka mid ah oo ay isugu yimaadaan barayaal, arday iyo bukaanno si loogu baaro looguna daaweeyo bukaanna-da.
m.dh.sh
Qeexid: .r Erey tilmaamaya wax dhacay dhawaaqiisa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg rug2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.sh
Qeexid: .r Codka uu sameeyo dhaqdhaqaaqa wadnuhu.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Uurkutaallo; tiiraanyo; caloolxumo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -geeyay, -gaysay
Qeexid: Meel wax la degganyahay ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld rukni.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (c.naf.) Xaalad maskaxeed oo qofku aad u qalbi xunyahay. Dhaqdhaqaaqu wuxuu noqon karaa mid kacsan oo aan xasillooneyn ama mid gaabiya oo an firfircooneyn. Dabeecadda qofka waxa ka muuqata rajobeel iyo beelosheeg. Hurdada, cuntada iyo fakarkaba oo xumaada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) ld murug2 (1).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg rugee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg rugo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]