Qeexid

"Tiirarka diinta Islaamka mid ka mid ah."

Qeexid Kale

Tiirarka salaadda mid ka mid ah. ld rugni, rukun1 (3).

Qeexid Xigta

Tiirarka guriga uu ku taaganyahay mid ka mid ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine