Qeexid
"(-umay, -untay; -umi) U r.: cid si joogto ah wax u siin."
"(-umay, -untay; -umi) U r.: cid si joogto ah wax u siin."
Wadaag:
Cid si joogta ah badeeco u qaadata ama ku keenta.
Badeeco si joogta ah loo qaato ama loo geeyo.
ld rukni (2). Tiir.
m.l
Wadaag:
Wax si joogto ah loo helo ahaansho.
Ku r.: tiir iwm wax meel ku dhaaban ahaansho.
f.mg4
-mnaa, -mnayd
Wadaag:
/dh (-co, m.l/dh) Jilbo-qabsashada uu qof tukanayaa sameeyo isaga oo foorarsanaya. ld rakuuc1.
m.l
Wadaag:
Qof tukanaya jilbo-qabsasho isaga oo foorarsanaya. ld rakuuc2.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Rukuucay ahaansho (qof). ld rakuucsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Tiirarka diinta Islaamka mid ka mid ah.
Tiirarka guriga uu ku taaganyahay mid ka mid ah.
Tiirarka salaadda mid ka mid ah. ld rugni, rukun1 (3).
m.l
Wadaag:
eeg rukuucsan. ld rakuucsanaan, rakuucsanaansho, ru kuucsanaansho.
m.f.dh
Wadaag: