Qeexid
"Rukuucay ahaansho (qof). ld rakuucsan."
[-naa, -nayd]
rukuucsan aa
rukuucsan ayd
f.mg4"Rukuucay ahaansho (qof). ld rakuucsan."
Wadaag:
eeg rukuucsan. ld rakuucsanaan, rakuucsanaansho, ru kuucsanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Qof tukanaya jilbo-qabsasho isaga oo foorarsanaya. ld rakuuc2.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
/dh (-co, m.l/dh) Jilbo-qabsashada uu qof tukanayaa sameeyo isaga oo foorarsanaya. ld rakuuc1.
m.l
Wadaag:
Wax la rudcay ahaansho (dun ama mayrax).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax si joogto ah loo helo ahaansho.
Ku r.: tiir iwm wax meel ku dhaaban ahaansho.
f.mg4
-mnaa, -mnayd
Wadaag:
Qof daal xanuun yar leh hayo ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Cid si joogta ah badeeco u qaadata ama ku keenta.
Badeeco si joogta ah loo qaato ama loo geeyo.
ld rukni (2). Tiir.
m.l
Wadaag:
(-umay, -untay; -umi) U r.: cid si joogto ah wax u siin.
f.g1
Wadaag: