Qeexid
"eeg rukuucsan. ld rakuucsanaan, rakuucsanaansho, ru kuucsanaansho."
"eeg rukuucsan. ld rakuucsanaan, rakuucsanaansho, ru kuucsanaansho."
Wadaag:
Rukuucay ahaansho (qof). ld rakuucsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
/dh (-co, m.l/dh) Jilbo-qabsashada uu qof tukanayaa sameeyo isaga oo foorarsanaya. ld rakuuc1.
m.l
Wadaag:
Qof tukanaya jilbo-qabsasho isaga oo foorarsanaya. ld rakuuc2.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
eeg butucsan. ld batacsanaan, batacsanaansho, butucsan aansho.
m.f.dh
Wadaag:
eeg huyucsan. ld hunyucsanaan, hunyucsanaansho, hu yucsanaansho huyucsanaansho m.l ld huyucsanaan.
m.f.dh
Wadaag:
Wax la rudcay ahaansho (dun ama mayrax).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: