Qeexid

"Geedgaab la beero oo caleemo balballaaran, ubax iyo miro macaan oo la cuno leh."

Qeexid Kale

Qof xabsi ku jira oo xukun sugaya. 4. Nooc ka mid ah sariirihii hore oo alwaaxda qurxan oo la xardhay ka samaysan, oo leh rukummo kor u dhaa-dheer.

Qeexid Xigta

Miraha geedka rumaanka.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rummaan oo kali ah:
  • Kuwaas oo ay maxkamaddu rummaan ahaan ugu dirtay Xabsiga Berbera.
  • Kuwaas oo ay maxkamaddu rummaan ahaan ugu dirtay Xabsiga Berbera.