Qeexid
"(-yo, m.dh) Qori qoyan oo dhirta qaarkeed laga goosto oo ilkaha lagu sifaysto."
"(-yo, m.dh) Qori qoyan oo dhirta qaarkeed laga goosto oo ilkaha lagu sifaysto."
Wadaag:
Qof rummay ilkaha ku nadiifsasho. ld rum-mayso.
f.mg3
-yday, -yatay
Wadaag:
Geedgaab la beero oo caleemo balballaaran, ubax iyo miro macaan oo la cuno leh.
Miraha geedka rumaanka.
Qof xabsi ku jira oo xukun sugaya. 4. Nooc ka mid ah sariirihii hore oo alwaaxda qurxan oo la xardhay ka samaysan, oo leh rukummo kor u dhaa-dheer.
m.l
Wadaag:
Maro midabkeedu isugu jiro madow guduud iyo caddaan ama garbasaar ama guntiino ahaan loo istic-maalo.
m.dh
Wadaag:
Wax jiritaan kooda dhab u qaadasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax run ka dhigid.
Wax run u qaadasho.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag: