"(-oobay, -owday; -oobi) Hadal run noqosho."
Wadaag:
ld rumow.
m.f.dh
Wax run ka dhigid.
Wax run u qaadasho.
f.g2
-meeyay, -maysay
(-yo, m.dh) Qori qoyan oo dhirta qaarkeed laga goosto oo ilkaha lagu sifaysto.
m.l
rummay lagu nadiifiyey ahaansho (ilko).
(-wyo, m.dh) Nin had iyo jeer runta sheega.
Qof wax rukun ka dhigasho.
f.g3
-untay, -umatay
eeg rumee.