Qeexid

ld hundhur1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rundud oo kali ah:
  • Qalin iyo xaashi, qoraal iyo kombiyuuter ayuu dul rundudsaday.
  • Werwer, walbahaar, walaahoy, wahan iyo ceegataalayn, uu garan la yahay dhinaca uu ka abaarayo arintan soo runduda ee madaxeedu minjeheeda soo maray, isla markaana u baahan maskaxo badan oo si caafimaad qaba u lafa gura ayaa ku keliyeysatay Dayr naftiisa.