Qeexid
"Geed wax xididdadiisu dhulka ka soo wada fuqeen noqosho."
[-qay, -qday]
ruq2 ay
ruq2 day
f.mg1"Geed wax xididdadiisu dhulka ka soo wada fuqeen noqosho."
Wadaag:
R. ah: neef xoolo ah oo caato la kici waayay. ld ruqo1.
m.dh
Wadaag:
Qof ama neef xoolaad aad u caatoobid.
f.mg3
-qday, -qatay
Wadaag:
(-qyo, m.dh) (c.nafl.) Sooh unugyadiisu ay leeyihiin awood isku roor iyagoo sameynaya xoog ama dhaqaaq. Muruqyadu waxay leeyihiin, habab ay tamarta kiimikaad ugu rogi karaan tamar makaanikaad.
m.l
Wadaag:
Shay la tolay ama la falkiyey guntiin yeelasho.
Kaddib markii fadhi lagu raago xanuun yar murqaha ka dareemid.
f.mg1
Wadaag:
(-rqay, -ruqday; -rqi) Qalab af fiiqan wax ku mudid.
f.mg1
Wadaag:
Idan; fasax.
Shaqo ka fariisin qof hawshii uu hayey laga fariisiyo.
Warqad ay ku qorantahay oggolaasho wax reebban. ld ruqsad.
m.dh
Wadaag:
Geed si xoog leh dhul uga siibasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Cad yar oo hilib ah oo ku yaalla daloolka dhegta hortiisa.
Wax yar oo ka soo yuubo meel sulub ah.
m.dh
Wadaag:
(-qro, m.l) (bot.) Botani ahaan fuf aan qaangaadh ahayn oo isku cufan oo leh jirrid gaaban oo bixisa caleemo yar yar oo laalaaban, caleemaha dusha ee ruqurtu inta badan waa jidhif oo kale waxayna ilaalisaa caleemaha gudaha ee jilicsan.
m.dh
Wadaag:
(-qay,- qday) Wax maran, wixii ku jiray laga saaray.
f.g1
Wadaag: