Qeexid
"Qof ama neef xoolaad aad u caatoobid."
[-qday, -qatay]
ruqo2 day
ruqo2 atay
f.mg3"Qof ama neef xoolaad aad u caatoobid."
Wadaag:
Geed si xoog leh dhul uga siibasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Geed wax xididdadiisu dhulka ka soo wada fuqeen noqosho.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
R. ah: neef xoolo ah oo caato la kici waayay. ld ruqo1.
m.dh
Wadaag:
(-qro, m.l) (bot.) Botani ahaan fuf aan qaangaadh ahayn oo isku cufan oo leh jirrid gaaban oo bixisa caleemo yar yar oo laalaaban, caleemaha dusha ee ruqurtu inta badan waa jidhif oo kale waxayna ilaalisaa caleemaha gudaha ee jilicsan.
m.dh
Wadaag:
Idan; fasax.
Shaqo ka fariisin qof hawshii uu hayey laga fariisiyo.
Warqad ay ku qorantahay oggolaasho wax reebban. ld ruqsad.
m.dh
Wadaag:
Cad yar oo hilib ah oo ku yaalla daloolka dhegta hortiisa.
Wax yar oo ka soo yuubo meel sulub ah.
m.dh
Wadaag: