Qeexid
"Geed si xoog leh dhul uga siibasho."
[-saday, -satay]
ruqso2 aday
ruqso2 atay
f.g3"Geed si xoog leh dhul uga siibasho."
Wadaag:
Idan; fasax.
Shaqo ka fariisin qof hawshii uu hayey laga fariisiyo.
Warqad ay ku qorantahay oggolaasho wax reebban. ld ruqsad.
m.dh
Wadaag:
Qof ama neef xoolaad aad u caatoobid.
f.mg3
-qday, -qatay
Wadaag:
R. ah: neef xoolo ah oo caato la kici waayay. ld ruqo1.
m.dh
Wadaag:
Geed wax xididdadiisu dhulka ka soo wada fuqeen noqosho.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag: