Qeexid
Cad yar oo hilib ah oo ku yaalla daloolka dhegta hortiisa.
Qeexid Xigta
Wax yar oo ka soo yuubo meel sulub ah.
Cad yar oo hilib ah oo ku yaalla daloolka dhegta hortiisa.
Wax yar oo ka soo yuubo meel sulub ah.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: (-qro, m.l) (bot.) Botani ahaan fuf aan qaangaadh ahayn oo isku cufan oo leh jirrid gaaban oo bixisa caleemo yar yar oo laalaaban, caleemaha dusha ee ruqurtu inta badan waa jidhif oo kale waxayna ilaalisaa caleemaha gudaha ee jilicsan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: ld raquus2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld raquus1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: R. ah: neef xoolo ah oo caato la kici waayay. ld ruqo1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Geed wax xididdadiisu dhulka ka soo wada fuqeen noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -qday, -qatay
Qeexid: Qof ama neef xoolaad aad u caatoobid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Qof ama neef xoolaad oo aad caato u ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.kh
Qeexid: R. ah: dad, alaab iwm oo da' weyn gaaray.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld raquus1, raquusid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg ruq2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Idan; fasax.
Qeexid Xigta: Shaqo ka fariisin qof hawshii uu hayey laga fariisiyo.
Qeexid Kale: Warqad ay ku qorantahay oggolaasho wax reebban. ld ruqsad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Geed si xoog leh dhul uga siibasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -seeyay, -saysay
Qeexid: Qof ruqso siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld ruqso1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]