Qeexid

"eeg rushee. ld rushays."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rushayn oo kali ah:
  • Waxa da’ay roob aan dhulka wada rushaynin laakiinse inyar oo sayax ah kaga tegey, markii ay Ilhaan isku diyaarinaysay inay u laydhsi tagto kayn ka mid ah kuwii ku yaallay daafihii magaallada, oo aad run ahaantii is odhan karaysay dadkuba way ku yaraayeen.