Qeexid

"Dhul biyo si habaysan ugu bilbilid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rushee oo kali ah:
  • Ku dhawaad kalabadh ayaa maraakiibtan ama waa la rusheeyey ama gujis ayaa deijiyey, sidoo kale ilaa 4 000 oo badmareenno noorwiiji ah ayaa ku nafwaayey intii dagaalku socdey.
  • Ninkaas oo qudhiisu gabyaa ahaa waxaa la odhan jirey Ismaaciil Rusheeye, waxaanu gabaygiisa ku xayeysiinayaa maraqii karaaciinka ee lagu yiqiiney maqaaxidiisa.