Qeexid
"Wax meel bacaad, dambas iwm dhexgelin. ld ruubi."
[-bay, -btay]
ruub2 ay
ruub2 tay
f.lg1"Wax meel bacaad, dambas iwm dhexgelin. ld ruubi."
Wadaag:
Bir yar, dhuuban, daab leh oo saanta kabaha laga tolo lagu dalooliyo.
Dhul bacaad badan oo marka lagu socdo cagta hoos u gasha.
m.dh
Wadaag:
Ciid jilicsan iwm dhexgelid, ku dhex librid.
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag:
Cunno qoyan oo jilicsan, afka ku cunid, ku bashuuqsasho.
f.g1
-qay, -qday
Wadaag:
Qoryo waaweyn oo dogobta laga jeexjeexo dabkana lagu shito.
m.dh.u
Wadaag:
(-bab, m.l) (c.nafl.) Nudo kiish oo kale ah kuwaas oo daboola isku xidha ama ku dhereran unugyada bayoolojiyeed iyo organ yarayaashooda, organnadooda iyo dhismayaashooda kale.
m.l
Wadaag:
Rati raran didid.
Dayaarad, shimbir iwm duulid.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Meesha ay iska galaan bowdada iyo dhudhunka; jilib; low.
Madaxa kuusan ee laba lafood iska galaan.
m.l
Wadaag:
Wax adag calaalin.
Arrin si wanaagsan uga baaraandegid.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Nooc gogosha guryaha dhulkooda lagu fidsado ka mid ah oo qurxan, adag oo dhogor leh.
m.l
Wadaag: