Qeexid

"Qoryo waaweyn oo dogobta laga jeexjeexo dabkana lagu shito."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ruud oo kali ah:
  • Siciid Cilmi Rooble oo isaguna sheegay inay soo waafajiyeen xeerarkii dooroshooyinka oo ay dhamaan xubnahani buuxiyeen shuruudahii looga baahnaa isla markaasna sidaa daasi lagu ansixiyo maadama oo la rabo dardar galinta howlaha doorashooyinka Somaliland.
  • Waxa kale oo iyaguna fagaaraha Sallaxley ka hadlay xubno ay ka mid yihiin Maxamed Baaruud, Maxamed Iid Dhimbiil iyo Canab Cumar Ileeye.