Qeexid

"Meesha ay iska galaan bowdada iyo dhudhunka; jilib; low."

Qeexid Xigta

Madaxa kuusan ee laba lafood iska galaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine