Qeexid
"ld ruugaamin."
"ld ruugaamin."
Wadaag:
Jaan iyo jiib cayaar la raacid.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Habka jiib, jaan iyo sacab isku dubbadhacsani u dhadhammaan.
m.dh
Wadaag:
Geel in uu uugaan sameeyo ku kallifid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Meesha ay iska galaan bowdada iyo dhudhunka; jilib; low.
Madaxa kuusan ee laba lafood iska galaan.
m.l
Wadaag:
Wax adag calaalin.
Arrin si wanaagsan uga baaraandegid.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
(-dayaal, m.l/dh) Nin da' weyn oo karti iyo waaya-aragnimo badan leh.
m.l
Wadaag: