Qeexid

"ld ruqaansasho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ruuqaansad oo kali ah:
  • Yuusuf Indhacade ayaa maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa degmadaas ayaan la garanayn halka uu aaday, waxaana kacsan xaalada degmada Marko ee Gobolka Sh/hoose oo laga baqdin qabo in Al-shabaab ay u ruuqaansadaan.
  • Waabarigii hore ee saakay ayay qaar ka mid ah xoogagii Maxkamadahu u ruuqaansadeen dhanka Degmada Qansaxdheere oo ay haatan ku sugan yihiin, kana sameysteen fariisimo cusub.