Qeexid

"Naf."

Qeexid Xigta

Qof.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ruux oo kali ah:
  • Ugu yaraan 15-ruux oo dhamaantood ah mucaaradka ahaa ayaa ku dhintay 6-kalena way ku dhaawacmeen dagaal qaraar oo aroornimadii hore ee maanta ka dhacay degmada Wadajir ee Muqdisho.
  • Qaraxyo is-xigxigay oo ka dhacay saldhig ay ciidamada Milateriga dagan yihiin oo ku dhow Isgoyska KM4 iyo Saldhiga booliiska degmada Waaberi ayaa dilay sadex askari iyo haweeney rayid ah, isagoo dhaawacyo u geystay sadex ruux oo kale.