Qeexid
"Nafley dhimanaysa naf ka dhawrid."
[-iyay, -isay]
ruuxi2 yay
ruuxi2 say
f.g2"Nafley dhimanaysa naf ka dhawrid."
Wadaag:
Waxyaalaha qarsoon ee dadku aaminsan yihiin jiritaankooda.
m.l.kh
Wadaag:
Cunno qoyan oo jilicsan, afka ku cunid, ku bashuuqsasho.
f.g1
-qay, -qday
Wadaag:
Qoryo waaweyn oo dogobta laga jeexjeexo dabkana lagu shito.
m.dh.u
Wadaag:
Wax meel bacaad, dambas iwm dhexgelin. ld ruubi.
f.lg1
-bay, -btay
Wadaag:
Ciid jilicsan iwm dhexgelid, ku dhex librid.
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag:
Meesha ay iska galaan bowdada iyo dhudhunka; jilib; low.
Madaxa kuusan ee laba lafood iska galaan.
m.l
Wadaag:
Wax adag calaalin.
Arrin si wanaagsan uga baaraandegid.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Nooc gogosha guryaha dhulkooda lagu fidsado ka mid ah oo qurxan, adag oo dhogor leh.
m.l
Wadaag: