Qeexid
"ld ruxasho."
"ld ruxasho."
Wadaag:
Haan caano ku jiraan wax la ruxay ahaansho.
f.mg4
-xnaa, -xnayd
Wadaag:
Wax la ruxay noqosho (laan geed, haan caano ku jiraan iwm). ld ruxmo.
f.mg1
-xmay, -xantay
Wadaag:
Haan caano ku jiraan lulid si subag looga dhaliyo.
Wax gilgilid.
f.g1
-xay, -xday
Wadaag:
(f.g) Qof, wax hilasho.
(f.g) Qof, haan caano ku lulasho.
(f.mg) Wax iskood u lulasho ama gilgilasho.
f.g
-xday, -xatay
Wadaag: