Qeexid
"eeg saaban. ld saab-naansho, saabsanaan, saabsanaansho"
"eeg saaban. ld saab-naansho, saabsanaan, saabsanaansho"
Wadaag:
Harag xoolaad siiba kan geela iyo lo'da.
Tillaabo.
Raad.
m.dh
Wadaag:
Alaabta guryaha la dhigto oo ay ka mid yihiin kuraasta, miisadaha, sariiraha iwm oo lagu dhaqmo. ld saa-maan.
m.l.w
Wadaag:
eeg xisaaban. ld xisaab naansho, xisaabsanaan, xisaabsanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
eeg saabsan. ld saabsanaansho, saabnaan, saabnaansho saabsanaansho m.l/dh ld saabsanaan.
m.f.dh
Wadaag:
Wax saab leh ahaansho. ld saabsan.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag: