Qeexid
"Hab falgal biyood oo dhex mara iistar iyo haydarogsaydh."
"Hab falgal biyood oo dhex mara iistar iyo haydarogsaydh."
Wadaag:
/dh (-nno, m.dh) (kiim.) Iskudhisyada naatriyam ama kaaliyam ay la sameeyaan nooc asiidhada orgaanikada ah; kuwaas oo badanaaba lagu isticmaalo in ay hagaajiso astaanta dhiqidda ee biyaha. ld saabbuun.
m.l
Wadaag:
Xayr iyo maadooyin kale oo la isku kariyey, adke laga dhigay oo dharka iyo jirka lagu mayrto, biyahana ku milma. ld saabuun.
m.dh
Wadaag:
Dhar saabbun ku dhaqid.
f.g2
-neeyay, -neysay
Wadaag:
Saabbuun dharka lagu dhaqdo oo leh midab madow buluug xigeen ah.
m.dh
Wadaag:
Wax, wax daboola kuna heeran.
Isugeynta aqoonta, siyaasadda, xiriirka bulshada, dhaqanka iwm oo u horseedaya dhaqaaluhu in uu kobco.
m.l
Wadaag:
Wax saynsaab u samaysasho.
f.g3
-btay, -batay
Wadaag:
(xis.) Nooc ka mid ah toobineed oo leh xoodbeeg le'eg hal. Ama xood uran oo ku wanqaran dhidibkiisa. Barta uu xoodku ka gooyo dhidibka waa geeska. Habdhiska kulanka kaartis saabku waxa uu leeyahay isle'eg beegaal oo leh sansaanka y = 4ax.
y(xis.) Ururka baraha in u wada jira xarriiq iyo bar maguuraan ah. Xarriiq-da waxa la yiraahdaa jeedshe bartana kul-mis.
m.l
Wadaag: