Qeexid
"(daaw.) Saadaasha socodka cudurka iyo xaaladda mustaqbalka ee bukaanka iyadoo la tixraacayo aqoonta socodka cudurka oo horay loo lahaa, lana tixgelinayo caafi-maadka guud ee bukaanka, da'da iyo jin-siga bukaanka."

Wadaag:
Astaamo iyo calaamado muujinaya wax dhici doona.
Malaynta wax dhici doona la maleeyo; odoros.
m.dh
Wadaag:
(-iyay, isay) Wax aan weli dhicin inay dhici doonaan sii sheegid.
f.g2
Wadaag:
(-rro, m.dh) Caafimad-darro jirka noolaha ama qayb ka mid ah ku dhacda, oo uu keeno jeermi iwm.
m.l
Wadaag:
cudurrada galmada (C.G.) m.dh (daaw.) (C.G.) Cudur kasta oo la isugu gudbiyo galmada ama isutagga ragga iyo dumarka. C. g.du waxay ka koobanyihiin: eydiska, xabbadda (waraabow), jabtada, herbiska cawrada.
Wadaag:
U c.: sababta arrin kalliftay sheegid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-rro, m.dh) Sababta uu qof ka sheego waxa arrin ku kalliftay.
m.l
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Doonta labadeeda cayaari ee hore xargahooda.
m.l
Wadaag:
Geed weyn oo looxaan adag leh oo wax lagu dhisto, alaab qurux badanna laga samaysto.
Cunto safarka loo qaato; sahay.
Xarun ciidamada looga maamulo huga iyo raashinka. ld saaj.
m.l
Wadaag:
Geed weyn oo looxaan adag leh oo wax lagu dhisto, alaab qurux badanna laga samaysto.
Cunto safarka loo qaato; sahay.
Xarun ciidamada looga maamulo huga iyo raashinka. ld saaj.
m.l
Wadaag:
Wax siraadsasho; saraadasha; wax xun isu saa-din.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag: