Qeexid

"(-iyay, isay) Wax aan weli dhicin inay dhici doonaan sii sheegid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saadaali oo kali ah:
  • Romario wuxu kaga jawaabay erayadaa warar soo galay warbaahinta oo lagu saadaalinayay naadiaga uu ku biiri doono xilliga soo socda.
  • Hase yeeshee maxkamadda distooriga ahi waxa ay doonto ha xukuntee hadii uu xisbiga KULMIYE badka soo dhigo dello cadaynaysa inuu isagu codadka badan helay, waxay markaa la saadaalinayaa inuu qaadan doono mawqif adag oo aan tanaasul lahay.