Qeexid

"eeg saadi. ld saadis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saadin oo kali ah:
  • Inanta magacaasi loo bixiyaa waxaan filayaa inay tahay mid loo saadinayo inay noqoto mid magac dheer yeelata oo uu warkeedu dhul fog gaadho.
  • Wiilka loo saadinayo inuu noqdo mid had iyo jeer tebiya ama laga maqlo war wanaagsan waxa loo bixin jirey Warsame.