Qeexid
"Qof jid dheer maraya cunto caloosha ka buux-sasho."
[-aaday, -aadatay]
saado2 aday
saado2 adatay
f.mg3"Qof jid dheer maraya cunto caloosha ka buux-sasho."
Wadaag:
Geed weyn oo looxaan adag leh oo wax lagu dhisto, alaab qurux badanna laga samaysto.
Cunto safarka loo qaato; sahay.
Xarun ciidamada looga maamulo huga iyo raashinka. ld saaj.
m.l
Wadaag:
Geed weyn oo looxaan adag leh oo wax lagu dhisto, alaab qurux badanna laga samaysto.
Cunto safarka loo qaato; sahay.
Xarun ciidamada looga maamulo huga iyo raashinka. ld saaj.
m.l
Wadaag:
Wax siraadsasho; saraadasha; wax xun isu saa-din.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax gaadmo ku dilid ama ku qabasho.
f.g3
-atay, -adatay
Wadaag: