Qeexid
Wax siraadsasho; saraadasha; wax xun isu saa-din.
[-saday, -satay]
f.g3Wax siraadsasho; saraadasha; wax xun isu saa-din.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld saadsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Sii sheegidda la sii sheego wax dhici doona.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Geed weyn oo looxaan adag leh oo wax lagu dhisto, alaab qurux badanna laga samaysto.
Qeexid Xigta: Cunto safarka loo qaato; sahay.
Qeexid Kale: Xarun ciidamada looga maamulo huga iyo raashinka. ld saaj.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld saadsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax kor dhisasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax dhici doona sii sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.kh
Qeexid: S. ah: dad sharaf leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -aaday, -aadatay
Qeexid: Qof jid dheer maraya cunto caloosha ka buux-sasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dhibaato qof aanay hayn saadsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg saadso. ld saadsad, saadsi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld saadin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Cid dhibaato haysata darteed uga faa'iideysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg saadi. ld saadis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Ku m.: qof ku dheeldheelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Ul, qori iwm su lub ka dhigasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: ld saabo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Badar buunsho ka saarasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Xabadka.
Qeexid Xigta: Garanbiyoole.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Xamuul dusha ku qaadasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax maqan daydayasho (qof).
Qeexid Xigta: Wax meel lagu ogaa ka doonasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]