Qeexid

"S. ah: wax nadiif ah oo aan wasaqi ku jirin."

Qeexid Kale

Nooc kalluunka ka mid ah.

Qeexid Xigta

Saafinnimo.

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

“ Cali wuxuu keenay malab saafi ah”.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine