Qeexid Xigta
ld saaf1 (2).
ld saaf1 (2).
Wadaag:
(kiim.) Hab ka mid ah xeeladihii u horreeyey saafid xaddiyeedka. Waa hab u salaysan cabbiridda mugga milan ribnaantiisa la yaqaano, muggaas oo ah inta looga baahanyahay in uu la falgalo milanka walaxda la raadinayo. Milanka ribnaantiisa la yaqaan (milan beegal ah) waxa si tartiib ah looga soo daayaa mitimiye.
m.dh
Wadaag:
S. ah: wax nadiif ah oo aan wasaqi ku jirin.
Saafinnimo.
Nooc kalluunka ka mid ah.
m.l
Wadaag:
(xis.) Barashada habab xisaabin ee leh seebid.
(xis.) Barashada tabaha seebidda ee loo isticmaalo aritmatig marka la furfurayo mas'alooyin xisaabeed.
m.dh
Wadaag:
S. ah: hilib jiir ah oo la balballaariyey oo subag ama saliid lagu shiilay lana kaydiyey.
ld saafid.
m.l
Wadaag: