Qeexid

"Sii ambabixinta cid meel aadaysa la sii ambabixiyo."

Qeexid Xigta

ld saagoo-tiyid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saagooti oo kali ah:
  • Halka ka daawo Sawiro badan oo muujinaya sida quruxda badan ee Caasho Geelle loo saagootiyay.
  • Halka ka daawo Sawiro badan oo muujinaya sida quruxda badan ee Caasho Geelle loo saagootiyay.