Qeexid

"(-diin, m.dh) Qof cabsida Ilaah u go'ay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saahid oo kali ah:
  • Biixi naf iyo maal-ba waxa u noqday sawirkii Xayaad oo uu dhabta ku hayo, laakiin wuxuu joogaa goobtaal -madow, waayo iskuulkii ka saaqid, tacabkii iyo wax dhaqashadii uu ku hawlanaan jiray ka tasaw, gabadhii uu u saahidayna quus buu ka joogaa.
  • Kan labaadna waxaa lala xidhiidhiyaa, cadhada, dhiig-daadin iyo degdegid eedeed, kan u dambeeya waxaa loo nisbeeyaa raaxada, saahidida, shaqo la’aanta iwm.