Qeexid

"saaka fk. Maalinta la joogo subaxeeda. ld saakay."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saaka oo kali ah:
  • Dagaal xoog leh oo saacado badan socday saaka Aroortii ka bilowday Magaalada Muqdisho.
  • Wixii ku soo kordha dagaalada xalay,Saaka iyo galabta ka soo cusboonaaday xaafado hore u deganaa sida Jungal oo kale dib ayaan idinka soo gudbin doonaa Inshaa Allaah.