Qeexid

"saakay fk. ld saaka."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saakay oo kali ah:
  • Bridge Behuko ayaa saxaafada u xaqiijiyay in la dilay askari ka tirsan ciidamadooda laba kalena la dhaawacay, isagoo beeniyay inay qarax saakay dhacay ku dhinteen.
  • Dagaalo dhexmaray Shabab iyo Ahlusuna Ugu yaraan 20-qof ayaa ku dhintay 30-qofna way ku dhaawacmeen dagaalo u dhexeeya kooxaha hubeysan ee Al-shaabab iyo Ahlusuna ayaa saakay ka bilowday Gobolka Galguduud, iyadoo labada dhinac ay ka hadleen dagaalada.