Qeexid
"saakuun fk. Maalinta saaddambe xigta."
"saakuun fk. Maalinta saaddambe xigta."
Wadaag:
/dh (-nno, m.dh) (kiim.) Iskudhisyada naatriyam ama kaaliyam ay la sameeyaan nooc asiidhada orgaanikada ah; kuwaas oo badanaaba lagu isticmaalo in ay hagaajiso astaanta dhiqidda ee biyaha. ld saabbuun.
m.l
Wadaag:
Qof haween ah oo aan waxtar iyo caqli midna lahayn.
Wax caato ah, aanna dhaleyn ahaansho (lax).
m.dh
Wadaag:
Xayr iyo maadooyin kale oo la isku kariyey, adke laga dhigay oo dharka iyo jirka lagu mayrto, biyahana ku milma. ld saabuun.
m.dh
Wadaag:
(juqr.) Gudaha Iran, waa dabayl kulul, oo qallalan, oo ah nooca Fohn, taas oo ka soo dhacda buuraha kurdistaan. Qalab bir ah oo af fiiqan iyo af ballaaran leh oo dhexda daab qori ah ku leh oo dhulka lagu qodo.
m.l
Wadaag:
sugukuun fk. Wax tiradoodu aad u yartahay ama dhiciddoodu adagtahay; wax lagu diimo; dhif.
Wadaag:
Geed weyn oo looxaan adag leh oo wax lagu dhisto, alaab qurux badanna laga samaysto.
Cunto safarka loo qaato; sahay.
Xarun ciidamada looga maamulo huga iyo raashinka. ld saaj.
m.l
Wadaag:
Maalinta oo afar iyo labaatan meelood loo qaybiyey meesheed; saacad.
Uraad; urshi.
m.l
Wadaag:
Harag xoolaad siiba kan geela iyo lo'da.
Tillaabo.
Raad.
m.dh
Wadaag: