Qeexid
"Badeeco aan badnayn hadba meel la tegid."
[-teeyay, -teysay]
saalaxweete eeyay
saalaxweete eysay
f.mg2"Badeeco aan badnayn hadba meel la tegid."
Wadaag:
Ganacsato yaryar oo aalaaba wareegta ama aan lahayn rug loogu soo hagaago.
Hab loo ganacsado badeeco iyadoo aan lacagteeda la bixinb lala wareego.
Hab ganacsi ah oo ba-deeco yaryar habda meel wareejiyo.
m.dh
Wadaag:
Wax, wax kale u ekaysiin.
Beden, huuri iwm seeb ku wadid. ld sawee.
f.g2
-weeyay, -waysay
Wadaag:
Awr si uusan u fogaan labada addin oo hore xarig uga xirid.
f.g2
-teeyay, -taysay
Wadaag:
Saxaro kuuskuusan oo geela, ariga iyo ugaarta qaarkeed dhigaan.
m.dh
Wadaag:
Geel, ari iyo ugaarta qaarkeed saalo dhigid.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Midab madow oo ay iduhu ku yeeshaan barida ama agagaarka sabiisha.
m.dh
Wadaag:
(-nayaal, m.l/dh) Geed caleemo waaweyn oo xoolaha qaarkood daaqaan.
m.l
Wadaag:
Hangool yar oo gadaal farraarro dhawr ah ku leh oo madow, loona subko oo suufiyada qaarkood qaataan.
m.l
Wadaag: