Qeexid
"Midab madow oo ay iduhu ku yeeshaan barida ama agagaarka sabiisha."
"Midab madow oo ay iduhu ku yeeshaan barida ama agagaarka sabiisha."
Wadaag:
Hangool yar oo gadaal farraarro dhawr ah ku leh oo madow, loona subko oo suufiyada qaarkood qaataan.
m.l
Wadaag:
(-iyay, isay) Wax aan weli dhicin inay dhici doonaan sii sheegid.
f.g2
Wadaag:
Saxaro kuuskuusan oo geela, ariga iyo ugaarta qaarkeed dhigaan.
m.dh
Wadaag:
Geel, ari iyo ugaarta qaarkeed saalo dhigid.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Haweeney aan caqli iyo waxtar lahayn ahaansho.
Wax caato ah, aanna dhaleyn ahaansho (lax).
m.dh
Wadaag:
Astaamo iyo calaamado muujinaya wax dhici doona.
Malaynta wax dhici doona la maleeyo; odoros.
m.dh
Wadaag: