Qeexid

"Kaltanka heeganka."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saam oo kali ah:
  • Wax soo saarka beeraha ama xoolaha iyo kaluumaysigu inta badan waa muhiimada koowaad ee dhaqaalaha dalalka adduunka waxaanay saamayn weyn ku leeyihiin heerka nolosha ee dalkastaa leeyahay iyo Ganacsiga caalamiga ah ee la leeyahay dalalka dunida.
  • Golaha saamarku waa golaha shacbi ee ey dadka saamarku iyagu soo doorteen.