Qeexid
"Si caajis iyo itaaldarro ku jirto oo loo socdo."
"Si caajis iyo itaaldarro ku jirto oo loo socdo."
Wadaag:
Si caajis iyo itaaldarro ku jirto u socosho.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Nin liita oo aan meelna ku wanaagsanayn.
Arday waxbarasho la socon waayey.
m.l
Wadaag:
Dhaafidda laga dhaafo dembi ama deyn cid qabtay. ld saamaxaad.
m.l
Wadaag:
(-xay, -xday; -mixi) Wax xun oo cid fashay ama loo haystay ciqaabtii ay mutaystay ka cafin.
f.g1
Wadaag:
Socod aayar ah oo wahsi ku jiro.
C. ah: si aan caddaan ahayn u diidid wax loo diray.
ld cagajiidid. ld ciddijiid1.
m.l
Wadaag:
(-dayaal, m.l/dh) Cayayaan yaryar oo lugo badan leh iyo midab caddaan xigeen ah oo tiro badan u wada socda.
m.l
Wadaag:
(-iyay, -iday; -iyi) Wax sida loo kala leeyahay u qaybin.
f.g1
Wadaag:
Wax la qaybsaday inta qof walba gooni u helo.
Hantida qof kaga qaybgalo shirkad beecmushtari.
Xiriir ka dhexeeya laba tiro-xisaabeed. ld sahmi1
m.l
Wadaag:
Wax raad ku reebid.
Wax cid khuseyn.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag: