Qeexid
"(-iyay, -iday; -iyi) Wax sida loo kala leeyahay u qaybin."
"(-iyay, -iday; -iyi) Wax sida loo kala leeyahay u qaybin."
Wadaag:
Wax la qaybsaday inta qof walba gooni u helo.
Hantida qof kaga qaybgalo shirkad beecmushtari.
Xiriir ka dhexeeya laba tiro-xisaabeed. ld sahmi1
m.l
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Qof dad badan wax ka dhexeeya saami ku leh. ld sahmile.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) (xis.) Isgarabdhigidda laba ama dhawr saami. Haddii, tusaale ahaan, a, b, c ay yihiin saddex tiro oo ay a:b:c = 2:3:5, warkaa a/2, b/3, c/5 waxa la yiraahdaa waxa ay saamiggal u yihiin 2, 3, 5, xiriirkuna waxa loo muujin karaa a=b=c. Sidaa oo kale, waxa aan oran karna a:b = 2:3, b:c = 3:5, iyo a:c = 2:5.
m.l
Wadaag:
Qof meel xoolo lagu saanyanayo yimid oo in wax la siiyo sugaya.
Qof mashaqayste ah oo mar walba in wax la taro sugaya.
m.l
Wadaag:
/2 (-iyay, -iday/ -isay; -iyi) Ku s.: qof, qof kale ugu magac darid.
f.g1
Wadaag:
Wax raad ku reebid.
Wax cid khuseyn.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag: