Qeexid

"(-layaal, m.l/dh) Qof dad badan wax ka dhexeeya saami ku leh. ld sahmile."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saamile oo kali ah:
  • Shirkada ayaa saamileydeeda u sheegatay in qoraal ka suegyso DGPL taas oo ku cadeyneyso xiriirka ay la leedahay DFKMG ah.
  • Qoraalkaan Madaxweynaha DFKMG ka soo saarey London oo aan laheyn wax tixraac xafiiseed ah balse sixiixiisu ka muuqdo ayaa shirkada Range Resource saamileydeeda u sheegtey in maalinta berri ah u soo gudbin doonaan.