Qeexid
(-cyo/-ciin, m.dh) Qof farsamo yaqaan ah.
(-cyo/-ciin, m.dh) Qof farsamo yaqaan ah.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Wax nasiib wanaagsan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh.u
Qeexid: (-do, m.dh) Xabbadaha buntuqa laga rido oo lagu dagaalamo; ra saas.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Maalinta oo afar iyo labaatan meelood loo qaybiyey meesheed; saacad.
Qeexid Xigta: Uraad; urshi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -hday, -hatay
Qeexid: Qof balaayo dhaxalsiin.
Qeexid Xigta: Qof uurka cadaawad ugu hayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Harag xoolaad siiba kan geela iyo lo'da.
Qeexid Xigta: Tillaabo.
Qeexid Kale: Raad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-iyo, m.dh) Macsilow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -yaday, -yatay
Qeexid: Hanti saami ku qaybsasho. ld saanyoo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Diidmo, oggolaansho la'aan.
Qeexid Xigta: ld maanicid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.kh
Qeexid: (-cyo, m.dh) S. ah: qof dhiiran oo aan cabsan; geesi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: (-cay, -cday; -nici) Ka m.: cid wax ka maammnuucid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld saaqnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg saabsan. ld saabsanaansho, saabnaan, saabnaansho saabsanaansho m.l/dh ld saabsanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg saanaho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: saa'idcalee f.mg2 ld saayidcalee.
m.l
Qeexid: (-co, m.l) Neef lo' ah, dheddig oo curtay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: saa2 xi. 1. Markaas; haddaba. 2. Maxaa-yeelay, waxay kunoqotay, sabab.
Qeexid: saa'id1 m.l ld saayid1.
Qeexid: saa1 fk. 1. Armaa, billaa, sow. 2. Sida tan.
Qeexid: saa'id2 f.mg1 (-'iday, -'idday) ld saayid2.
Qeexid: saa'idcalayn m.f.dh ld saayidcalayn.