Qeexid
"eeg saandambee."
"eeg saandambee."
Wadaag:
Tallaabo gaabin.
Ka s.: cid lala socday in yar dib uga harid.
f.mg2
-beeyay, -baysey
Wadaag:
Harag xoolaad siiba kan geela iyo lo'da.
Tillaabo.
Raad.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.dh) Xabbadaha buntuqa laga rido oo lagu dagaalamo; ra saas.
m.dh.u
Wadaag:
Hanti saami ku qaybsasho. ld saanyoo.
f.g3
-yaday, -yatay
Wadaag:
Qof balaayo dhaxalsiin.
Qof uurka cadaawad ugu hayn.
f.g3
-hday, -hatay
Wadaag: