Qeexid
"Wax sixir ka dheereeya meeshii uu joogay lagu sameeyey ahaansho."
[-naa, -nayd]
saangan2 aa
saangan2 ayd
f.mg4"Wax sixir ka dheereeya meeshii uu joogay lagu sameeyey ahaansho."
Wadaag:
(-gamay, -gantay; -gmi) Qof sixir uu kaga cararo meel uu joogay ku samayn.
f.g1
Wadaag:
ld saan gamnaan, saangaamnaansho, saangan naansho.
m.f.dh
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Dhaqdhaqaaq badan oo aan loo baahnayn samayn (nafley).
f.mg1
Wadaag:
(-fmay, -fantay; fmi) Hilib wax saaf laga dhigay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Wax wareersan ahaansho.
Qof, wax la saaqay ahaansho. ld saaqsan.
f.mg4
-qnaa, -qnayd
Wadaag:
Wax dhibaato, xanuun iwm aan qabin ahaansho.
f.mg4
-amaa, -amayd
Wadaag:
Harag xoolaad siiba kan geela iyo lo'da.
Tillaabo.
Raad.
m.dh
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Socod aan joogsi lahayn socosho.
f.mg1
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Qof wax sakhradi hayso noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Xarig iwm wax la soohay ahaansho.
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
(-do, m.dh) Xabbadaha buntuqa laga rido oo lagu dagaalamo; ra saas.
m.dh.u
Wadaag: