Qeexid
"Dhir geedo kale ku faalalid."
Qeexid Kale
Ur dareemid.
Qeexid Xigta
Xanuun, sun iwm jirka ku fidid.
[-qay, -qday]
saaq2 ay
saaq2 day
f.g1"Dhir geedo kale ku faalalid."
Ur dareemid.
Xanuun, sun iwm jirka ku fidid.
Wadaag:
Dhir geedaha kale ku faalasha.
Lacag ka mid ah sarrifka rubbiyadaha oo u dhiganta laba caanadood oo waayadii hore la isticmaali jirey.
m.l
Wadaag:
(fiis.) Isbeddelka ku dhaca xaaladda walax ayna sababtay badad xoog.
m.dh
Wadaag:
saaqmay waxuu abuuraa qulqul danab oo u socda jihada uu sheegayo xeerka Lenz.
Wadaag:
Wax wareersan ahaansho.
Qof, wax la saaqay ahaansho. ld saaqsan.
f.mg4
-qnaa, -qnayd
Wadaag:
Nin liita oo aan meelna ku wanaagsanayn.
Arday waxbarasho la socon waayey.
m.l
Wadaag:
Nin liita oo aan meelna ku wanaagsanayn noqosho.
Qof imtaxaan ku dhicid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Qof haween ah oo aan waxtar iyo caqli midna lahayn.
Wax caato ah, aanna dhaleyn ahaansho (lax).
m.dh
Wadaag: