Qeexid
"(fiis.) Xoog danab-wadaha ku abuurma mareeg danab ayna ugu wacantahay mareegta iyo badad birlabeedka isdhexmaraaya, ama isbeddel-ka ku dhaca burqad birlabeedka jaraaya mareegta danab. X.d.w."
"(fiis.) Xoog danab-wadaha ku abuurma mareeg danab ayna ugu wacantahay mareegta iyo badad birlabeedka isdhexmaraaya, ama isbeddel-ka ku dhaca burqad birlabeedka jaraaya mareegta danab. X.d.w."
Wadaag:
(fiis.) Hirar tamareedka ka dhasha saxaro danabaysan iyo badada danab iyo badada birlabta ee la xiriira. Hirarka kaah birlabdanabeedku uma baahdaan dululaati ay ku dhex baahaan.
m.dh
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (fiis.) Tooxda tamar birlabdanabeedka ee si taxan ugu habaysan kororka ama yaraanta hirbaaca ama rakaadka.
m.dh
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (fiis.) Badad xoog oo ka jira weegaarka birlab ama gudbiye qulqul danab wada.
m.dh
Wadaag:
(c.fal) Qulqulad weyn oo ku dhacda bed birlabeedka dhulka oo dunida oo dhan saamaysa, taas oo dhammaan ama sida badan qarinaysa isbeddelka maalmeed.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (fiis.) Dacallada birlabta ee u muuqda in xoogagga birlabeed ay ka unkamaan.
m.l
Wadaag:
Nin liita oo aan meelna ku wanaagsanayn noqosho.
Qof imtaxaan ku dhicid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Nin liita oo aan meelna ku wanaagsanayn.
Arday waxbarasho la socon waayey.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Naag liidata oo aan meelna ku wanaagsanayn.
m.dh
Wadaag:
Dhir geedo kale ku faalalid.
Xanuun, sun iwm jirka ku fidid.
Ur dareemid.
f.g1
-qay, -qday
Wadaag:
Dhir geedaha kale ku faalasha.
Lacag ka mid ah sarrifka rubbiyadaha oo u dhiganta laba caanadood oo waayadii hore la isticmaali jirey.
m.l
Wadaag:
(fiis.) Isbeddelka ku dhaca xaaladda walax ayna sababtay badad xoog.
m.dh
Wadaag:
Wax wareersan ahaansho.
Qof, wax la saaqay ahaansho. ld saaqsan.
f.mg4
-qnaa, -qnayd
Wadaag:
saaqmay waxuu abuuraa qulqul danab oo u socda jihada uu sheegayo xeerka Lenz.
Wadaag: